- 10
- 10
- 10
- 10
Waxaan kuu soo saari karnaa tikidhada Kenya wax ka yar 24 saac sidoo kale waxaan waxaan dalxiis kuu gayn karnaa Goobaha dalxiis ee dalka kenya sida Safari kenya oo ah goobaha ay ku nool yihiin xayawaanada nuuc wadooda kala duwa , xeebaha quruxda badan Mombasa iyo mount kenya oo ah dhul kaymo ah oo aad ka helayso qibarad iyo dalxiis wanaagsan.
Travel tour Copyright | Powered by WordPress | Theme by TheBootstrapThemes